Mahdi Guuleed ” Farmaajo Doorashada dhaceysa Sidii Galmudug iyo Hirshabelle ayuu ugu soo baxaa ‘!

Ra’isul Wasaare kuxigeenka Xukuumada dalka Mahdi Guuleed oo maanta hadal ka jeediyay munaasabad lagu qabtay tiyaatarka Qaranka ayaa cadeeyay in Madaxweyne Farmaajo guul weyn kasoo hoyin doono doorashada dhaceysa sanadka soo socda horaantiisa. Mahdi Guuleed ayaana sheegay in Madaxweyne Farmaajo doorashada soo socota ku guuleesan doono wareega koobaad sida ay ugu guuleesteen doorashada Madaxda maamulada … Continue reading Mahdi Guuleed ” Farmaajo Doorashada dhaceysa Sidii Galmudug iyo Hirshabelle ayuu ugu soo baxaa ‘!